Injineer u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax duhurnimadii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho caasimada Somalia ayaa waxaa ku geeriyooday nin injineer ah oo u dhashay dalka Turkiga. Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska mashquulka badan ee Km-4 ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu qarxay gaari qarax lagu soo dhejiyey oo uu watay injineerka geeriyooday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxan … Continue reading Injineer u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho